Ilma Yar Oo Waraabe Ku Cunay Xaafada Sheedaha Ee Magaalada Hargaysa Iyo Bulshada Degan Oo Ka Waramay Dhibta Uu Ku Hayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ilma Yar Oo Waraabe Ku Cunay Xaafada Sheedaha Ee Magaalada Hargaysa Iyo Bulshada Degan Oo Ka Waramay Dhibta Uu Ku Hayo!
February 26, 2022 - Written by Editor:

“Xaafadan Cabsi Badan Ayaa ka jirta oo Waraabe Ayaa Nagaga Cunay Ilmayar, Fiidwalbana Wuu Yimaadaa, Halkii Uu Ilmaha Yar Ku Cunay, Dhibaato Badan Ayaa Nahaysa Oo Caruurta Ayaanu Ubaqanaa”Dadwaynaha xaafada sheedaha.

HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha Degan Xaafada sheedaha ee degmada ibraahim koodbuur Ee Magaalada hargaysa ayaa ka hadlay waraabe Dhawan Xaafadan Ku Cunay Ilma yar iyo dhibta uu ku hayo.

Dadwaynaha xaafadadan degan ayaa sheegay in dhibaatooyin badan ay kala kulmaan xaafaa oo geedka garanwaaga ahi aad uga baxay islamarkaana noqotay meel waraabaha iyo xawayaanka kale usoo galaan taasi oo keentay in uu inanyar ku cuno xaafadani wali ay waraabayaashii yimaadaan xaafada sheedaha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS