“Hadii Ay Wasiiradu Ku Andacoonayaan Sixir Bararku Waa Wax Iska Caadiya, Waxaanu Leenahay Damqashadii Dadkiina Ayaa Idinka Tagtay.”Gudoomiye Xirsi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Ay Wasiiradu Ku Andacoonayaan Sixir Bararku Waa Wax Iska Caadiya, Waxaanu Leenahay Damqashadii Dadkiina Ayaa Idinka Tagtay.”Gudoomiye Xirsi.
February 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa ka hadlay sixir bararka shacabka saameeyay isagoo eedo culus ujeediyay xukuumada iyo wasiirada ku jees jeesaya shacabka eel eh sixir barar majiro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS