|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ansixiyay Miisaaniyada Golaha Ee 2022.
February 8, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Kalfadhigii 4aad ee ay yeesheen xildhibaanada golaha deegaanka Degmada gabiley oo maanta ka qabsoomay hoolka dawlada hoose ayaa lagu ansixiyay miisaaniyada golaha ee 2022. Fadhigan oo uu gudoominayay maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa dood kadib lagu meelmariyay miisaaniyada golaha ooh ore ay usoo diyaariyeen goluhu balse aan fadhi ay wada yeesheen lagu ansixin. Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi ayaa faah faahin ka bixiyay fadhiga afraad ee golaha iyo ansixinta miisaaniyada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shirkada Dahabshiil Oo Lacago Uqaybisay Ganacsatada Yar Yar Ee Ku Ganacsan Jiray Liinka Bilayska “Arimaha Noogu Wayn Ee Aanu u leenahay Distoorka Somaliland Hala Furo Maaha Khaatumo Oo Kaliya Ayaa... DAAWO;-Suldaan Ibraahim J, Samatar Oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Shalay Ka Dhacay Magaalada Borama Iyo H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|