|
|||||
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Caasimada Hargaysa Oo Ka Cabanaya Saacado Wakaalada Biyuhu Ku Khasbayso+Su,aalihii Uu Xil. Maxamed Abiib Ka Waydiiyay Maareeye Daarood!
February 18, 2022 - Written by Editor:“Mareeye Waxaa Jira Saacadaha Biyaha Oo Aad Ku Khasabtaan Dadwaynuhu In Ay Ku Xidhaan Guryahooga, Idinkoo ka Qaadaya 50$, Kuwii Horena Waad Qaadataan? Xageed Gaysanaan Saacadaha Ma Itoobiya? Jawaabta maareeye daarood, HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha Caasimada hargaysa ayaa mudo ka cabanayay saacado ay wakaalada biyuhu keentay oo ay shacabka caasimada ku khasbeen in ay ku xidhaan guryahooga iyadoo laga qaadayo lacag dhan 50$ iyadoo saacadoodii hore aanay xumaanin xili aanay awoodi karayn. Hadaba maareeyaha wakaalada biyaha oo xildhibaan maxamed abiib su,aalo ka waydiiyay ayaa wuxu ka bixiyay jawaabahan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Musharraxiin Miisaan Ku Lahaa Xisbiyada Siyaasadda Oo Shuruudihii Buuxin Waayay Oo Komishanku Birta ... Guddoomiye Cirro Oo Safarro Isku Sidkan Ku Tegay Toddobaadkii Hore Jabuuti Iyo Kiiniya Iyo Qoraal Uu... Unicef oo Xafiiskeedii U Soo Rartay Muqdisho iyo Hay”addaha Kale oo Sheegay Inaanay Haysan Cid Amaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|