DAAWO;-Madaxwaynaha DDS Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Kooxo Uu Ku Eedeeyay In Ay TPLF Xidhiidh La Leeyihiin Oo Fidno Ka Wada Deegaanka Somalida. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDS Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Kooxo Uu Ku Eedeeyay In Ay TPLF Xidhiidh La Leeyihiin Oo Fidno Ka Wada Deegaanka Somalida.
February 16, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Somalida mustafe muxumed cumar “mustafe cagjar” ayaa luuqad adag kula hadlay dad cilaaqaad la leh TPLF Oo deegaanka somalida doonaya in ay fidneeyaan ismarkaana sawiro khaldan ay ka baahiyaan iyagoo jig jiga ka dhex hadla waxay doonaana sheega hadana afka soo xidhanaya iyagoo leh waala cabudhinayaa.

Sidoo kale madaxwayne musatfe cagjar ayaa luuqad adag kula hadlay kooxa siyaasiyiinta deeganka somalida ee horumarka lidka ku ah xili deegaanka ay ka jiraan abaaro baahsan oo dadku ubaahan yihiin gurmad.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS