|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ganacsatada Macdarada Gaadiidka Jsl Oo Ka Biyo Diiday Lacago Xaddhaaf Ah Oo Ay Kusoo Rogeen Shirkadaha Caymisku.
February 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ganacsatada Macdarada gaadiid soo dajiya ee somaliland oo cabasho xoogan ka muujiyay lacago sharci daro ah oo ay kusoo rogeen haayada caymiska qaranka iyo shirkadaha caymiska gaadiidku Taasi oo aan Sharci Ahayn ismarkaana ganacsade la mid ahi oo ku qasbayo in an bixiyaan hadii kale gaadiidkoodu aanu ka bixi Karin dekeda berbera. Sidoo kale masuuliyiinta macdarada gaadiidka ayaa fariin la xidhiidha cabashadooda udiray madaxwaynaha somaliland, xildhibaanada labada gole ee guurtida iyo wakiilada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Guddida Xuquuqal Insaanka Itoobiya Oo Warbixin Ka soo Saaray Xaalada Gobolka Tigreega Iyo Tacadiyada... Wasaarada Gaadiidka Iyo Maamulka Degmada Wajaale Oo Kulan La Qaatay Iskaashatooyinka Basaska Ka Shaq... Tababarihii Xulka Gobolka Sanaag Oo Iscasiley, Eedo Culus Ujeediyay Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha Ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|