DAAWO;-Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub.
February 6, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Aqoonyahan siyaasi cabdirashiid xasan mataan oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay urur siyaasadeed cusub oo ka duwan kuwii ay hore ushaacin jireen siyaasiyinta Somaliland

Ururka siyaasadeed cusub ee uu ku dhawaaqay siyaasi cabdirashiid ayaa ah urur ka turjumaya dayarta reer Somaliland oo maanta dalka ubaahan yahay in ay hogoomiyaan jiil cusub oo leh aragti fog.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS