Ciidanka Dab Damiska Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri ku Yaala Xaafada Xasan Cawke Ee Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Dab Damiska Oo Damiyay Dab Qabsaday Guri ku Yaala Xaafada Xasan Cawke Ee Magaalada Wajaale.
February 26, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Ciidanka Dab damiska ee magaalada wajaale ayaa  Ugurmaday kadib markii lagu soo wargeliyay, si dab ka kacay guri iyagoo deg deg ugaadhay goobtaas, Isla markaana xakameeyay dabkii. Waxaana ciidamadu badbaadiyeen hantidii gurigaa taalay.

Ma jirin dhimasho iyo dhaawac uu sababay dabkan, waxaana hawlgalkaa goobjoog ahaa ciidamada Booliska.

Ciidanka Dab-demisku wuxuu bulshada markastaba ku wacyigelinayaa inay ka digtoonaadaan wax kasta oo sababi kara dab ama keeni kara khatar kale.

COMMENTS
LINKS