|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ciidamada Qalabka Sida Waxaan leeyahay Ka Fogaada Siyaasada Iyo Qabyaalada Fooxa Xun Ee Dalka Ka Socota”Gudoomiye Faysal
February 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa soo dhaweeyay bayaan aya dhawaan soo saareen wadamada Somaliland ka taageera doorashoyinka kuwaasi oo asxaabta siyaasada iyo xukuumada ugu baaqay in ay ka wada hadlaan qabsoomida doorashada madaxtooyda Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa bogaadiyay ciidamada qaranka xuska aas aaska 28aad isagoo sheegay in ay waxyaabo badan ka shaqeeyaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO: Xildhibaanada Wakiillada Iyo Guurtida Ee Gobolada Awdal Iyo Salel Oo Si Adag Uga Soo Horjeest... Xisbiga KULMIYE Oo si Rasmi ah u Daah-furay Barmaamij-siyaasadeedka Cusub Ee Uu Doorashada ku Galayo... Madax dhaqameedka Beelaha Gabooye Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Dhigooda Beelaha Gabooye Ee bari... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|