|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamada Maraykanka Oo Ka Xog Waramay Weerarkii Lagu Diley Hogaamihii Isis.
February 4, 2022 - Written by Editor:Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in hogaamiyihii ISIL (ISIS) Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi ee lagu dilay weerar uu Maraykanku ku qaaday Dalka Suuriya uu ku noolaa dabaqa saddexaad ee dhismo ay deganaayeen qoysas rayid ah oo aan xiriir la laheyn kooxdaasi. Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in militariga ay doorteen in ay weerar ku qaadaan kooxdaasi, halkii ay duqeyn ka geysan lahaayeen xarunta si looga fogaado dhibaato ku dhacda qoysaska ku nool dabaqa koowaad. “Madaxweyne Joe] Biden ayaa amar ku bixiyay hawlgalkaan weerarka cirka ah, Waxaanna ku guuleysaney howlgalkaas,” ayuu yiri sarkaal sare. Ciidamada Mareykanka ayaa Arbacadii sameeyay howlgalkii lagu dilay Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi, kaasoo saraakiisha Washington ay sheegeen in uu is qarxiyay, uuna dilay xubno ka tirsan qoyskiisa Related posts:Daawo:Madaxii Haayada DDG Oo Dalka Laga Mastaafuriyay Iyo Falal Diinta Lid Ku ah Oo Loo Haysto Somaliland Si Hagar La’aan ah Ayay Dhinaceeda U Wada Fulisay Qodobadii Heshiisyada Dekedda & Saldhig... DAAWO; Maayarka Caasimadda Oo Shacabka Ku Hambalyey Ciidul Adxaha ,Fariina U Diray Bulshada Iyo Gana... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|