“Berigii Hore Waxa La Odhanayay Beelbaa Haraaday, Imakana Beelbaa Xayraansan”Wasiir Siciid Sulub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Berigii Hore Waxa La Odhanayay Beelbaa Haraaday, Imakana Beelbaa Xayraansan”Wasiir Siciid Sulub.
February 25, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland siciid sulub maxamed ooh ore uga mid ahaa saraakiisha xisbiga mucaaridka Ah ee wadani ayaa waraysi lalayeeshay kaga hadlay xaalada abaareed ee dalka iyo halka uu marayo gurmad ay xukuumadu ugu jirto dadka ay abaaruhu saameeyeen.

Sidoo kale wasiir siciid sulub ayaa sheegay in barigii hore somalland ay jirtay beel uharaadan kursiga madaxwaynaha hadaba ay jirto beel uxayraansan kursiga oo uu sheegay I ay iyagu gaadhayaan halkaasi ay uxayraansan yihiin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS