Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Qaatay Waftigii Ka Socday Beesha Caalamka Iyo Arimaha Ay Kawada Hadleen
January 26, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxda xisbiyada Wadani iyo Ucid ayaa kulan la yeeshay wafti ka socday wadamada somailand ka taageera doorashooyinka oo labadii maalmood ee udanbeeyay ku sugnaa caasimada hargaysa.

Safiirrada ka socda Midawga Yurub, Ingiriiska, Sweden, Norway, Finland, Denmark iyo Germany iyo madaxda Xisbiyada mucaaradka ayaa ka wada hadlayo xaaladda siyaasadda Somaliland, sii xoojinta geeddi-socodka dimuquraaddiyadda Somaliland iyo doorashooyinka qorshaysan in ay Somaliland ka qabsoomaan sanadkan 2022 sidii ay ugu qabsoomi lahaayeen si habsami ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/be7qaNzQg-k

COMMENTS
LINKS