|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmedyaasiin Oo Sheegay In Maareeyaha Haayada Duulistu Uu Fashiliyay Qorshe Xukuumadu Ku Curyaaminaysay Gobolka Awdal
January 31, 2022 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Xildhibaan Axmedyaasiin oo kamid ah mudanayaasha golaja wakiilada ee laga soo doorto gobolka awdal ayaa sheegay hadal dhawaan maareeyaha haayada duulista iyo hawadu uu ku fashiliyay qorshe xukuumadu ku curyaaminayso gobolka awdal taasi oo uu runtu ka sheegay maareeyuhu iyadoo xukuumadii kala danbeeyay hore ubalan qaadeen in ay dhisayaan madaarka diyaaradaha ee magaalada boorama. Sidoo kale xildhibaan axmedyaasiin ayaa sheegay in xukuumadu cunoqabatay saartay ilihii dhaqaalaha ee gobbolka awdal kasi oo lagu godoominayo shacabka gobolka awdal. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO ; Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Xubno Wasiiro ah Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Dagaalama... Shirkada SOM Cable, SO Gasho Oo Daahfurtay Adeeg Cusub Oo Bulshada Usahlaya Waxbarashada Iyo In Ay S... Daawo:Cisbitaal Wayn Oo Laga Dhagax Dhigay Magaalada Arabsiyo Iyo Ganacsato Gacan Wayn Ka Gaysatay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|