|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaad Tihiin Afartan Safiir Oo Socda Somaliland” Gudida Tacliinta Sare Oo La Dardaarmay Arday Deeq Waxbarasho ka Helay Itoobiya.
January 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa kulan sabootin ah usameeyay 40 arday oo deeq waxbarasho ka helay dalka itoobiya oo Somaliland ugu deeqday deeq waxbarasho.
Masuuliyiinta gudida tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa dardaaran culus uguntay arday reer Somaliland ee deeqda waxbarasho ugu baxaya dalka itoobiya .
Dhanka kale gudida tacliinta sare ayaa dawlada itoobiya uga mahad celiyay deeqdan waxbarasho ee ay siisay ardayda reer Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Fanaanada Caanka Ah ee Sahra Halgan Oo Soo Saartay Hees Cusub (Dhanbaal) Oo Ujeeddo Durugsan ... Ma dhab-baa in Xukuumadda Somaliland Qayb ka Tahay Daraasad Qarsoodi ah oo laysugu soo Dhawaynayo Wa... Daawo: Laba Markab Oo Isku Duqeeyay Marin Biyoodka Dunida Ugu Mashquulka Badan Ee Suez Channel. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|