|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cadeeyay In Madaxwaynaha Jsl Safar Ugu Baxayo Dalka Itoobiya.
January 17, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ee maalinta galinkii danbe warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee qaraarkii maxkamada sare kazoo saaray xeerkii furista ururada siyaasada ee muranka badan dhaliyay. Sidoo kale Wasiirka warfaafinta cadeeyay in madaxwaynaha Somaliland safar ugu baxayo dalka itoobiya casuumad uu ka helay raysalwaaraha itoobiya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Safiirka Somaliland ee Yemen iyo ku-Xigeenkiisa oo ka Qayb Galay 47 Guurada Maalinta Qaranimada Dawl... Warbaahinta Dunida Oo Wax ka Qortay 30 Guurada Ka Soo Wareegtay Madax-banaanida Somaliland Iyo Aqoon... DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Gaadhi Ku Wareejiyay Xarunta Agoomaha Magaalada Gabiley. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|