Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dugsi Waxbarasho Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Caro Malko Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Dugsi Waxbarasho Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Caro Malko Ee Gobolka Gabiley.
January 1, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-.

GABILEY(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada jsl oo ay weheliyaan maayarka magaalada gabiley,xildhibaano katirsan golaha baarlamaanka iyo masuuliyiin kale ayaa maanta dugsi waxbarasho ka dhagax dhigay deegaanka Carro malko oo katirsan gobolka gabiley taasi oo baahi wayn uqabtay dugsigan.

Sidoo kale masuuliyiinta ka hadlay dhagax dhiga dusgian ayaa bulshada iyo xukuumada ku booriyay in laga wada qayb qaato.

Dhanka kale wasiirkuxigeenka iyo maayarka gabiley ayaa iyaguna hadalo dhiiri galin iyo gacanta ay ka gaysanayaan ka jeediyay madasha,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS