Wararkii Udanbeeyay Ee Dagaaladii Ka Dhacay Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Udanbeeyay Ee Dagaaladii Ka Dhacay Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool.
January 3, 2022 - Written by Editor:

BOOCAME(W,N)-Shalay ayay ahayd markii maleeshiyaad laba beelood uu dagaal ku dhexmaray deegaanka sax maygaag ee gobolka sool kaasi oo sobobay khasaare balaadhan

Hadaba wararka ugu danbeeyay ee dagaalad ayaa sheegaya in ilaa maanta aanay dhicin wax dagaal ah deegaankada ay soo gaadheen ergooyin nabadood ee kala socda dhinacyada somaliland iyo punthland iyo madax-dhaqameed kasoo kala jeeda beelaha dirirtu dhexmartay.

 

COMMENTS
LINKS