|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirul Dawlaha Arimada Dibada Itoobiya!
January 17, 2022 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)- Weftigii uu hoggaamiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL ayaa la kulmay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibadda Dalka Ethiopia, iyagoo u gogol xaadhaya safarka Madaxwaynaha Somaliland maalinta berri ah ku tagi doono Addis Ababa. Wasiirka Arrimaha dibada Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo xubno ka yihiin Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka iyo Marwo Edna Adan ergayga Ictiraaf raadinta Somaliland ayaa xafiiskiisa kula kulmay Wasiirul dawlaha arrimaha Dibadda Dalka Itoobiya Riwaan Xuseen taasi oo gogal xaadh u ah Safarka Madaxwaynaha Jsl ku tagayo dalkaasi.
Related posts:Daawo:Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Hada Ruqsadii U Soo Celisay Mid Ka Mid ah Jaamacadihii Ay... Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Ayaa Si Adag Uga Hadlay Warar Been Abuura Warbaahinta Qaar ... Warbaahinta The Elephant Oo Warbixin Ay Ka Diyaarisay Jsl Ciwaan Uga Dhigtay ‘Somaliland; Halka Bari... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|