|
|||||
WAJAALE NEWS
Waftigii Ka Socday Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wasiirul Dawlaha Arimada Dibada Itoobiya!
January 17, 2022 - Written by Editor:ADIS ABABA(W,N)- Weftigii uu hoggaamiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL ayaa la kulmay Wasiirul dawlaha Arrimaha Dibadda Dalka Ethiopia, iyagoo u gogol xaadhaya safarka Madaxwaynaha Somaliland maalinta berri ah ku tagi doono Addis Ababa. Wasiirka Arrimaha dibada Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftiga uu hoggaaminayo oo xubno ka yihiin Wasiirka Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka iyo Marwo Edna Adan ergayga Ictiraaf raadinta Somaliland ayaa xafiiskiisa kula kulmay Wasiirul dawlaha arrimaha Dibadda Dalka Itoobiya Riwaan Xuseen taasi oo gogal xaadh u ah Safarka Madaxwaynaha Jsl ku tagayo dalkaasi.
Related posts:Daawo:Jamaal Cali Xuseen Oo La Dardaarmay Reer Berbera Balana Ugu Qaaday In Mar Kale Xisbiga Ucid U ... Komishanka Tamarta Jsl Oo Daahfuray Liisanka Tamarta Iyo Waxyaabaha Uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore! Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Ugu Baaqay Shacab-weynaha Ku Dhaqan Caasimada Somaliland Inay Ka Faa?... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|