Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Dagaalamay Deegaano Katirsan Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Jsl Oo Baaq Nabadeed Udiray Beelo Ku Dagaalamay Deegaano Katirsan Gobolka Sool.
January 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa baaq nabadeed udiray beelo maalintii shalay ahaa dagaal ku dhexmaray deegank sax maygaag oo katirsan gobolka sool kaasi oo sobobay khasaare dhimasho dhaawacba leh

Sidoo kale gudoomiyaha guurtida jsl ayaa beelahan ugu baaqay in ay joojiyaan xabada iyo dhiiga bilaa micnaha ku daadanaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS