HARGAYSA(W,N)-Xoghayihii qorshaynta ee xisbiga wadani bashiir cabdi xariir ayaa maanta shaaciyay in uu iskacasilay gabi ahaanba xilkii iyo xubinnimadii uu ka yahay xisbia wadani isagoo faah faahin ka bixiyay waxa keenay in uu xiligan iska casilo xisbiga wadani
Sidoo kale siyaasi bashiir ayaa soo bandhigay arimaha uu saluugay ee keenay in uu ka baxo xisbiga wadani oo uu mudo katirsanaa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;