|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Dahabshiil Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiisay Dadka Abaaruhu Saameeyeen Ee Deegaanka Somalida.
January 24, 2022 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Shirkada dahabshiil ayaa deeq lagac oo dhan 4milyan oo bir ugu deeqday dadka abaaruhu saameeyeen ee dawlad deegaanka somalida itoobiya. Deeqdan ay xawaalada dahabshiil ugu deeqday dadka abaaruhu saameeyeen ayaa waxaa ka gudoomay madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) oo shirkada dahabshiil uga mahad celiyay gurmad ay lasoo gaadhay dadka abaaruhu saameeyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Jsl Oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin In Shirkadaha Laydhku Uheshiyaa... Guddida Maamulka Khaatumo Ee Wadahadalada Somaliland oo War Ka Soo Saaray Xaaladaha Deegaanada Tukar... DAAWO; Gudidda Qandaraasyada Oo Shaacisay Shirkada Ku Guulaysatay Qalab Arimaha Imtixaanka ah Oo Was... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|