|
|||||
WAJAALE NEWS
Shil Gaadhi Caawa Fiidkii Ka Dhacay Deegaanka Carayaambo Ee Gobolka Gabiley Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ah!
January 20, 2022 - Written by Editor:ARABSIYO(W,N)-Shil gaadhi Oo Caawa Fiidkii ka dhacay Deegaanka Carayaambo Ee Gobolka Gabiley Kadib markii ay Isku dhaceen laba gaadhi oo kala ah gaadhi booyad ah iyo gaadhi nooca yar yar ah ee loo yaqaano “ONE TEN” Mark ayaa sababay khasaaraha hal qof oo dhimasho ah iyo dhaawac kale oo aan la xaqiijin tiradooda. Qaarkamid ah dadkii goob jooga ahaa markii uu dhacay shilkani ayaa xaqiijiyay geerida hal ka qof iyadoo dhaawaciina loo qaaday cisbitaalka Magaalada arabsiyo oo lagu dabiibayo xaaladoodo cafimaad.
WAJAALENEWS DESK ARABSIYO OFFICE. Related posts:Sh, Maxamed S. Saaweer Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay in Xariirad Ay kazoo Yeedho Kelmada Gala Dagaa... “Garaad Jaamacoow Arinta Awdal, Shaqo Kuu Taalla Ma Aha, Reer Awdalna Waxa Leeyahay Nabadiina Ilaash... DAAWO Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Go'aano Maxkamadu Kasoo Saartay Muranki... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|