Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Safar Ku Jooga Deegaanka somalida Iyo Kormeer Uu Kusoo Maray Dadka Abaaruhu Saameeyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Safar Ku Jooga Deegaanka somalida Iyo Kormeer Uu Kusoo Maray Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
January 25, 2022 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Rasalwasaarada dalka itoobiya abiy ahmed ayaa safar shaqo ku jooga deegaanka somalida iyadoo saaka lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee caasimada magaalada jig jiga.

Sidoo kale raysalwasaare abiy iyo madaxwaynaha dds ayaa kormeer ukuurgalida xaalada abaaraha u tagay deegaanada ay kusoo barakaceen dadkii abaaruhu saameeyeen.

COMMENTS
LINKS