|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaarkamid Ah Siyaasiyiinta Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan ah Xeerka Furista Ururada Siyaasada Ugu Gudbiyay Maxkamada Sare Ee Jsl.
January 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee danaynaya furista ururada siyaasada ismarkaana xeerka muranka ka dhexdhaliyay golaha wakiilada Somaliland ayaa maxkamada sare usoo gudbiyay dacwad ka dhan ah xeer14 oo hore fasiraadiisa sharci ay maxkamada sare usoo gudbiyay qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada.
Siyaasiyiintan ayaa waxaa dacwada ka dhanka xeerka furista ururada Ayaa kulan la qaatay gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl Aadan xaaji cali oo isagu ka qabtay dacwadan ay maxkamada usoo gudbiyeen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Shirka Mayirada dalka oo Hargaysa Ka Furmay iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo ka qeyb galey Daawo:Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Door Laxaad Leh Ka Qaatay Taakulaynta Dadka Abaaruhu Saameeyeen... Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Oo Xaqiijiyay In Cisbitaalka Ceerigaabo Laga X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|