Qaarkamid Ah Siyaasiyiinta Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan ah Xeerka Furista Ururada Siyaasada Ugu Gudbiyay Maxkamada Sare Ee Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaarkamid Ah Siyaasiyiinta Somaliland Oo Dacwad Ka Dhan ah Xeerka Furista Ururada Siyaasada Ugu Gudbiyay Maxkamada Sare Ee Jsl.
January 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee danaynaya furista ururada siyaasada ismarkaana xeerka muranka ka dhexdhaliyay golaha wakiilada Somaliland ayaa maxkamada sare usoo gudbiyay dacwad ka dhan ah xeer14 oo hore fasiraadiisa sharci ay maxkamada sare usoo gudbiyay qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada.

Siyaasiyiintan ayaa waxaa dacwada ka dhanka xeerka furista ururada Ayaa kulan la qaatay gudoomiyaha maxkamada sare ee jsl Aadan xaaji cali oo isagu ka qabtay dacwadan ay maxkamada usoo gudbiyeen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS