Nuxurka Wadahadal Khadka Telefoonka Ku Dhexmaray Madaxwanaha Maraykanka Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Nuxurka Wadahadal Khadka Telefoonka Ku Dhexmaray Madaxwanaha Maraykanka Iyo Raysalwasaaraha Itoobiya!
January 11, 2022 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Madaxwaynaha dalka maraykanka jeo bide iyo raysalwasaaraha itobiya ayaa wadahal ku dhexmaray khadka telefoonka kaasi oo ay ka wada hadleen arimo la xidhiidha xaalada itoobiya iyo xidhiidhka labada dal oo xumaaday mudooyinkan danbe kadib markii raysalwasaare abiye dagaal ku qaaday gobolka tigrey kaasi oo dawlada maraykanku kazoo horjeedsatay.

COMMENTS
LINKS