Mudo Haraad Lagaga Soo Horjeedo Qalab Ay Wasaarada Maaliyadu Keentay Kastamka Kalabaydh Oo Ka Dhacay Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mudo Haraad Lagaga Soo Horjeedo Qalab Ay Wasaarada Maaliyadu Keentay Kastamka Kalabaydh Oo Ka Dhacay Magaalada.
January 2, 2022 - Written by Editor:

KALABAYDH(W,N)-Dadwaynaha magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley ayaa sameeyay mudo haraad ay kaga soo horjeedaan miisaanka wasaarada maaliyadu keentay kastamka oo meesha ka saaray shaqada xamaalistooda

Dadwaynaha ayaa sheegay in aanay aqbalay miisaankaasi oo caqabad ku ah  nolosha dadka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS