|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Qaraar Kasoo Saartay Xeerka Muranku Ka Dhashay No;14 Iyo Qodobada Ay Go,aamisay.
January 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa qaraak kazoo saaray xeerka muranka ka dhexdhaliyay golaha wakiilada,aasxaabta mucaaridka iyo xukuumada ee furista ururada siyaasada Sidoo kale maxkamada sare ayaa diiday argigii dacwada ay usoo gudbiyeen 46xildhibaan oo katirsan golaha wakilada iyadoo gabi ahaanba laashay waxka badalkii xeer14 2021, islamarkaana go,aamisay in la raacayo dhaqan galkiisa xeer14 2011, HALKAN KA AKHRI QARAARKA MAXKAMADA SARE KASOO BAXAY! Related posts:Xukumadda iyo Xisbigeeda Oo Qoomamaynaya Wareejintii Kaydka Haamaha Shidaalka Berbera iyo Dheg Xumad... MUJ Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax Oo Sheegay Inaanay Xukumaddu Wali Jawaab Waafi Ah Ka Bixin Tabashada... DAAWO;Warbixin Isbarbar Dhigaysa Badheedhihii Gudomiyaha Cirro Ee Ansixinta Gobolnimada Gabiley Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|