|
|||||
WAJAALE NEWS
“Malaha Dhulbahante Ma Aaminsana, Iskuma Haystaan, In Ay Somaliland Madaxwayne Ka Noqon Karaan” Siyaasi Cali Guray.
January 29, 2022 - Written by Editor:“Sheekada Odhanaysa Doorashada Madaxtooyada Ka Hor, Ayaa Ururada Lala Tartansiinayaa Xisbiyada Jira Shirqool Iyo Mu,aamarad Somaliland Dimuqraadiyada Lagu Mijo Xaabinayo Ayaan U Arkaa” Cali Guray. HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo ka hadlay munaasibad lagaga dhawaaqayay urur siyaasadeed cusub oo uu hogaaminayo Siyaasi kazoo jeeda gobolada bari iyo beelaha dhulbahante ayaa ka haday sida loogu baahan yahay xisbi ka duwan xisbiyada jira oo ay leeyihiin beelaha darifyada Somaliland oo muhiim u ah qarannimada Somaliland. Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa ka digay In shirqool iyo mu,aamarad lagu sameeyo hanaanka dimuqraadiyada Somaliland si xisbiyada hada jira loola taratansiiyo ururo iyada oo aanu dhamaanin mudo xileedkoodu. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Wasiirka Madaxtooyada SL oo Markii ugu horeysay ka hadlay Heshiiskii ay wada gaadheen Somaliland iyo... Cabdikariim Axmed Mooge Oo Ka Digay Boob Lagu Hayo Dhulka Madaarka Hargeysa Iyo Dekeda Berbera DAAWO;-Musharax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiiyay Bulshada Ku Dhaqan Degaano Ka T... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|