Madaxwaynaha Jsl Oo Dalacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Saraakiil Ka Kala Tirsan Ciidamada Qaranka Iyo Booliska. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Dalacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Iyo Saraakiil Ka Kala Tirsan Ciidamada Qaranka Iyo Booliska.
January 25, 2022 - Written by Editor:

Halkan Ka Akhri; Magacyada Saraakiisha Uu Madaxwaynaha Jsl Dalacsiiyay!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa dalacsiiyay darajada taliyaha ciidanka booliska Somaliland Maxamed Aadan Dabagale Iyo Qaarkamid ah  hogaamada ciidamada Booliska Iyo Qaranka.

1.Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Maxamed Aadan Saqadhi “Dabagale” ayaa loo dalacsiiyay Sarreeyo Gaas.

2.Taliyaha Hawlgelinta Booliska Ibraahim Cabdi Xaaji  waxa loo Dalacsiiyay Sarreeyo Guuto.

3;Hoggaanka Ciidanka Birmadka Axmed Cabdi Tiir ayaa loo dalacsiiyay Sarreeyo Guuto.

4;Mahad Cabaashe Taliyaha qaybta 7aad Ciidanka Qaranka Gobolka Sool ayaa loo dalacsiiyey Sarreeyo Guuto

5; Ismaaciil Faarax Cawaale Doolaal taliyaha qeybta 31 aad ayaa loo dalacsiiyey darajada sareeye Guuto.

6;Yuusuf Marduuf Taliyaha ciidanka Madaafiicda Ayaa loo Dalacsiiyay Sareeyo Guuto.

7;Faysal Cabdi Bootaan Waxaa loo dalacsiiyay Sareeyo Guuto

8; Cabdi Cabdilaahi Waxaa Loo Dalacsiiyay Sareeyo Guuto.

9;Yuusuf Gaab Waxaa Loo Dalacsiiyay Sareeyo Guuto.

COMMENTS
LINKS