|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxda Xisbi Xaakimka Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Waftigii Ka Socday Midowga Yurub Iyo Ingiriiska!
January 26, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye iyo masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa kulan la qaatay wafti ka socda wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka ay hogaaminaysa masuul ka socda midowga yurub oo ay weheliyeen xubno ka socda dalka ingiriiska. Waftigan beesha caalamka ka socda oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa caasimada Somaliland yaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay shir gudoonka golaha wakiilada, komishanka doorashooyinka , xisbiyada mucaaridka iyo siyaasiyiinta u ololeeya furista ururada siyaasada. Masuuliyiinta xisgiga kulmiye ayaa ka warbixiyay kulankan ay la qaateen waftigan iyo waxyaabaha ay ka wada hadleen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;-Maayarka Caasimada Haraysa Oo Shirkada Telesom Raali Galin Kasiiyay Khasaare Ay Ugaysteen Ga... Somaliland Iyo Itoobiya Oo Shir Arimaha Maalgashiga Ahi Uga furmay Magaalada Hargaysa Iyo Qodobada K... “Qofka Kalsoonidu Ku Yar Tahay Waa Bilaa Dookh, Kolba Tobanka Qof Ee Uu La Joogaa Waxay Jecel Yihiin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|