Maayarka Caasimada Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Cashuuraha Ee Xaafada Aadan Shiine Ee Degmada Ibraahim Koodbuur. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Oo Xadhiga Ka Jaray Xafiiska Cashuuraha Ee Xaafada Aadan Shiine Ee Degmada Ibraahim Koodbuur.
January 30, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan xidhibaano katirsan golaha deegaanku iyo maamulka degmada ibraahim kood buur aya xadhiga ka jaray xafiiska cashuuraha ee xaafada aadanshiine ee degmada ibraahim koodbuur,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS