Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Uu Utagi Waayo Shirarka Xisbigii Uu Kasoo Baxay Ee Wadani!
January 25, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiariim axmed mooge ayaa wax laga waydiiyay sobobta uu uga qaybgali waayo shirarka ay qabsadaan xisbigii uu kazoo baxay ee wadani iyo jawaabta uu ka bixiyay!