Maayarada Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Oo Tababar Uga Furmay Caasimada Dalka Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarada Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Oo Tababar Uga Furmay Caasimada Dalka Jabuuti.
January 9, 2022 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada Somaliland ayaa caasimada dalka jabuuti kaga qaybgalay tababar maayarada gobolada iyo degmooyinka Somaliland uga furmay magaalada jabuuti.

Waxaana furitaankii tababarkan ka hadlay maayarka caasimada jabuuti madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo madaxda haayada UNDP Oo iyadu soo agaasintay tababarkan maamul daadejinta ee magaalada jabuuti uga furmay maayarada gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS