|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Shaacisay 60 Qof Oo Laga Helay Xanuunka Covid19.
January 10, 2022 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Maamulka gobolka saaxil oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaarada caafimaadka ayaa shaaciyay in uu gobolka saaxil kor ukacay dadka laga helay xanuunka covid19 iyagoo sheegay in dadkii laga baadhay xanuunka coronavirus xanuunka laga helay 60qof. Sidoo kale maamulka gobolka saaxil ayaa bulshada gobolka ugu baaqay awaamiir lagu ilaalinayo xanuunka iyo waxyaabaha looga baahan yahay in ay bulshada qaataan qalabka lagaga hortagayo covid19 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Waxa Ilaahay Inagu Simey 19Sano Ka Dib Madaxwayne Biixi Iyo Gudoomiye Saleebaan Oo Aragtidii Ay Qab... Xarunta Xuquuqal Insaanka Madaxa Bannaan Ee Somaliland Oo Cambaaraysay Xadhiga Aare Saleebaan Cowlee... Wasiirka caafimaadka Somailand Oo Maanta DHagax Dhigey Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhinayo MCHka Degmad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|