Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Daahfurtay Wajigii Sedexaad Ee Mashruuca Lagu Maalgalinayo Dadka Danyarta Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Daahfurtay Wajigii Sedexaad Ee Mashruuca Lagu Maalgalinayo Dadka Danyarta Ah.
January 30, 2022 - Written by Editor:

GABILEY((W,N)-Wasiiro xukuumada katirsanbadhasaabka gobolka gabiley ayaa ka qaybgalay munaasibad ay dawlada hoose gabiley ku daahfuray wajigii sedexaad ee barnaamijka lagu maalgalinayo inka badan 175 qoys oo danyar ah/

Maayarka magaalada gabiley madaxa maamula mashruucan lagu maalgaliyo qoysaska danyarta ah ayaa faah faahin ka bixiyay daahfurta mashruucan iyo qaabka ay bulshadu uga faa,iidaysato.

Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta, wasiirka qoyska iyo arimaha bulshada iyo badhasaabka gabiley ayaa iyagu ka hadlay munaasibadan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS