Hanti Dhawraha Guud Ee Qaran Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalaha Ay Waydiiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanti Dhawraha Guud Ee Qaran Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalaha Ay Waydiiyeen.
January 11, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hanti dhawraha guud ee qaranka axmed dirir ayaa maanta hortagay golaha wakiilada iyagoo su,aalo ka waydiiyay xisaab xidhka qaranka

Sidoo kale hantidhawraha guud ayaa faah faahin ka bixiyay su,aalahala waydiiyay iyo qaabka ay usameeyeen xisaab xidhka.

 

COMMENTS
LINKS