Gudoomiye Khaalid Qodax Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Loo Eryo Shaqaalaha Dawlada Ee Taageera Mucaaridka, Kuwo Xukuumada Taageerana Aan Loo Eryin? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Khaalid Qodax Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Loo Eryo Shaqaalaha Dawlada Ee Taageera Mucaaridka, Kuwo Xukuumada Taageerana Aan Loo Eryin?
January 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada khaalid qodax oo maanta ay ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa wax laga waydiiyay sobobta haayada shaqaaaha dawladu u erido shaqaalaha taagera xisbiyada mucaaridka ee aan loo eryin kuwo taageera xukuumada iyo xisbigeeda kulmiye

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS