Gudoomiye Cabdikariim Xinif Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uu Xukuumada Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Cabdikariim Xinif Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Uu Xukuumada Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.
January 5, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo Barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed “xinif” ayaa ka bixiyay eedaymo uu madaxwaynaha usoo jeediyay Gudoomiyaha xisbiga Waddani Xirsi cali xaaji xasan oo maanta looga yeedhay xarunta danbi baadhista ee C,I,Dda

Gudoomiye Xinif ayaa hadalada kazoo yeedhay gudoomiyaha wadani jawaab ka bixiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS