Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Fadhigii Golaha ka Saaray Xildhibaan Maxamed Abiib Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Fadhigii Golaha ka Saaray Xildhibaan Maxamed Abiib Iyo Sobobta!
January 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo kamid ah golaha wakiilada ayaa saaka khilaaf ka dhex qarxay gudoomiyaha golaha kadib markii uu jeex jeexay warqad loo dhiibat taasi oo keentay buuq sobobay in golaha laga saaray xildhibaan maxamed abiib.

HALKAN KA DAAWO QAABKII XILDHIBAANKA GOLAHA LOOGA SAARAY

COMMENTS
LINKS