|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Xildhibaanada Ku Wargaliyay Wakhtiga Golaha La Horkeenayo Masuuliyiinta Xukuumada Katirsan.
January 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada cabdirasaaq khaliif ayaa xildhibaanada golaha ku wargaliyay in maalinta bari ah golaha lahorkeenaya wasiiro iyo masuuliyiinta oo madaxwaynuhu usoo gudbiyay si xildhibaanada shaqadadooda uga gutaan loona ansixiyo. Sidoo kale gudoomiyaha golaha ayaa xildhibaanada ku wargaliyay in maalmaha soo socda goluhu shaqayn doona labada galinba si ay ugutaan hawlaha uyaala. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ganacsato Gacanta U Gelisay Mashruuc Imaaraadku U... Daawo: Taliyaha Ciidamada Asluubta JSL Sareeye Guuto Xiirane oo maanta Agab Dhisme gaadhsiiyay Xabsi... Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Hambalyo Udiray Ciidamada Sanad Guurada 26Aad Ee Aas Aaska... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|