“Dawladnimada Waxaa Kaliya Ee Lagula Kala Wareegi Doonaa, Doorasho Xor Ah Oo Dhacda”Wasiirka Warfaafinta Jsl.
January 13, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ka hadlayay munaasibad ayaa sheegay in dawladnimada lagula kala wareeji karo oo kaliya doorasho dhacda balse aanay wax kale lagula kala wareegin