DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Col. Marxuum Cabdirasaaq Dalmar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Col. Marxuum Cabdirasaaq Dalmar.
January 27, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran xabaalaha baqiic ee magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuum col cabdirasaaq dalmar oo maalintii shalay askar katirsan ciidanka goroyo cawl oo marxuum kamid ahaa hogaankiisa

Taliyaha ciidanka qaranka saraakiil iyo baqolaal dadwaynaha ah ayaa ka qaybgalay aaska marxuumka kuwaasi oo ka waramay taariikhdii marxuum tacsina udiray qoyskii iyo ciidamada u ka baxay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS