DAAWO;-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Sharaxay Ujeedada Madaxwayne Biixi Ka Leeyahay Furista Ururada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Sharaxay Ujeedada Madaxwayne Biixi Ka Leeyahay Furista Ururada.
January 4, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Siyaasi Maxamed Jaamac abgaal oo kamid ah haldoor reer somaliland ayaa siqotodheer uga hadlay ujeedada madaxwayne biixi ku kaliftay

Sidoo kale siyaasi abgaal ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu kursiga haneeyo ismarkaana uu doorashada xiligeeda ku qabto

Dhanka kale siyaasi abgaal ayaa reer boorama usoo jeediyay in ay raaceen afhayeenka madaxwaynaha buuni maadama uu dookhiisu kaa yahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS