|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Shirkadaha Laydhka Ee Gaafane, Indha Birta Iyo Telesom Oo Kala Sexeexday Heshiish Iskaashi.
January 15, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shirkadaha Bixiya adeega korontada caasimada hargaysa ee kala indha birta power, gaafane power iyo telesom electric ayaa kala sexeex heshiish iskaashi dhinaca farsamada iyo macuulaadka ah. Masuuliyiinka kala socday shirkadaha korontada ee indha birta, gaafane, iyo telesom ayaa faah faahin ka bixiyay heshiishkan iskaashi iyo muhiimada uu uleeyahay horumarinta adeegyada laydhka iyo ka hortagida khilaaf ka dhexmara shirkada laydhka.
Dhanka Kale masuuliyiinta sedexdan shirkadood ee bixiya kotontada caasimada hargaysa ayaa soo bandhigay qodobada ay ku heshiiyeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Abwaankii 4aad Oo Kagaga Soo Jawaabay Maanso La Magac Baxday "Maxkamadda" Silsiladii Uu Furay Abwaan... Daawo; Maayirka iyo Cuqaasha Gabiley Oo Si wadajira u Qabtay Shir jaraaid oo Bulshada Reer Gabiley... Shirweynihii Afraad Ee Xisbiga KULMIYE Oo Markale Dib U Dhacaya, Xili Muddadii U Qorshaysnayd Maalm... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|