|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Kumanaan Kamid Ah Shacabka Reer Burco Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay Musharaxa Madaxwayne Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.
January 6, 2022 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Wafti uu hogaaminayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga,xubno kamid ah hogaanka xisbiga ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada burco halkaasi oo ay kaga horyimaadeen kumanaan kamid ah shacabka reer burco oo lulayay calanka ugaarka xisbiga wadani.
Gudoomiyaha xisbiga wadani xirsi iyo musharax dr cirroayaa shacabka reer burco uga mahad celiyay sida ay usoo dhaweeyeen,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;- Ururka Midowga Afrika Awood Ma U Leeyahay Fulinta Howshiisa Iyo Go,Aamada Uu Gaadho? Dood. “Ururku Qareenadu Waxa Uu Dhex Dabaashay Dhooqo Aanay Cidi Udirsan, Ama Dhinac Gooniya Loogaga Faa,i... Wasiirka Duulista iyo Hawada oo u Mahadceliyay Labadii Beelood ee ku diriray Deegaanka God Heeli Aji... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|