|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dood Ku Saabsan Sidee Loo Heli Karaa Xisbiyo La Wada Leeyahay Somaliland!
January 19, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Garyaqaano aqoonyahan iyo siyaasiyiin reer somaliland ayaa ka qaybgalay dood uu qabtay mmtv ayaa lagaga dooday sidii shacabka somaliland uheli lahaayeen xisbiyo lawada leeyahay maadama uu hada soo dhawdahay wakhtigii loo mudeeyay in ururada siyaasada la furo.
Dhanka kale xildhibaan cabdikariim ayaa jaaliyada reer somalliland eek u dhaqan caalamka ugu baaqay in ay umidoobaan sidii ay qadiyada Somaliland ugu iib gayn lahaayeen caalamka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;
Related posts:Gudoomiyihii Hore Ee Degmada Tog Wajaale Oo Ka Dareen Celiyay Khudbadii Madaxwayne Biixi Iyo fariint... Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Qoraa Cali Dool Axmed “Cali Qoryoolay” Iyo Sobobta Xadhig... DAAWO;-Isku Soo Bixii Taageerayaasha Xisbiga Wadani Ee Magaalada Ceerigaabo Iyo fariinta Ay Udireen ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|