GABILEY(W,N)-Deegaanka dhul beereedka Ah ee ceel bardaale gaar ahaan Buqdhada ayaa laga hirgaliyay dhaam biyood kaasi oo ay hirgalisay haayada taakulo.
Wasiirkuxigeenka wasaarada biyaha, badhasaabka gobolka Gabiley iyo xildhibaan katirsan golaha wakiilada ayaa xadhiga ka jaray dhaamkan halkaasi oo ay kaga hadleen faa,iidada uu uleeyahay bulshada deegaankan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;