|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Xasan Mawliid Axmed,
January 6, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland oo ay weheliyaan wasiiro katirsan xukuumada ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo magaalada hargaysa loogu sameeyay marxuum xasam mawliid axmed oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee bulshada magaca wayn ku dhexle.
Sidoo kale waxaa aaska marxuum xasan mawliid ka qaybgalay salaadiyiin ,waxgarad,maayarka magaalada gabiley, madaxdhaqameed iyo boqolaal kamid ah shacabka hargaysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Salaadiinta Iyo Waxgaradka Gobolka Saaxil Oo Eedo Culculus Ku Hurgufay Musharaxa Kulmiye Muuse... Hogaamiyaha Xisbiga Wadani Oo Fariin U Diray Komishanka Doorashooyinka Uguna Baaqay In Ay Is Casilaa... Wasiirul Dawladaha Warshadaha Ee Dawlada Itoobiya Oo Sheegay In Go,aan Uu Dalkiisu Ku Aqoonsanayo So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|